Waxgaradka Gobalka Karkaar oo ka Hadlay Xaaladda Gobalka & Arimo Kale

Waxgaradka Gobalka Karkaar oo ka Hadlay Xaaladda Gobalka & Arimo Kale

Odayaasha iyo Nabadoonada Gobalka Karkaar ,gaar ahaan Qardho ayaa maanta kulan ay yesheen waxay uga hadleen xaaladda Amaan ee Gobalka Karkaar waxaana madaxweynaha Puntland u direen Fariin.

waxgaradkan ayaa Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u sheegay in an xiligan loo bahnayn Gudoomiye gobal ,isla markaana Gobalka uu isku filanyahay.

Dhegayso codadka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com