Nageeye oo Goojacadde booqday xilli qurbaha looga dhawaaqay ururkii saddexaad ee Awdal State

Nageeye oo Goojacadde booqday xilli qurbaha looga dhawaaqay ururkii saddexaad ee Awdal State

LAASCAANOOD: Madaxweynaha Awdal State Prof. Nageeye oo booqday Goojacadde lana dardaarmay shacabka Awdal in ay iska xoreeyaan gumaystaha Somaliland. Booqashada Nageeye ee Goojacadde ayaa ku soo aadday xilli shalaydan lagu dhawaaqay Dhaqdhaqaaqa Awdal State oo ah urur cusub oo horleh oo dibadjoog ah. Hore waxaa u jiray Awdal State oo jamaahiirtu Guddoomiye u doorteen Mukhtaar Cali Aadan Yaabe oo ka hawlgala gudaha Awdal, halka Nageeye yahay Madaxweynaha Awdal State, haddana ku sugan Laascaanood.
Awdal Land State ayaa ah urur kale oo uu hoggaamiyo Jacfar Sheikh Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com