Nabadoonada gobalka Mudug oo ka hadlay shirarka Muqdisho ka socda (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonada gobalka Mudug oo ka hadlay shirarka Muqdisho ka socda (dhegayso)

Madaxweynaha Puntand Siciid Cabdulaahi deni ayaa kawadda magaaladda Muqdisho shirar iyo kulamo kala duwan oo la qaadanayo siyaasiyiinta iyo xildhibaan

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 54aad | (daawo)
Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Safarka Madaxweyne Gaas iyo Taariikhda uu U Dhigay Puntland iyo Galmudug-Qormo

Madaxweynaha Puntand Siciid Cabdulaahi deni ayaa kawadda magaaladda Muqdisho shirar iyo kulamo kala duwan oo la qaadanayo siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda Puntland.

Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo Kamid ah waxgaradka gobalka Mudug oo Waraysi sinayeey Warbaahinta daljir ayaa soo dhaweyeey kulamadaas iyo shirka dhawaan Muqdisho uga furmi doona Madaxda Puntland iyo jubbaland iyo dowladda Federaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: