Site icon Radio Daljir

Nabadoonada gobalka Mudug oo ka hadlay shirarka Muqdisho ka socda (dhegayso)

Madaxweynaha Puntand Siciid Cabdulaahi deni ayaa kawadda magaaladda Muqdisho shirar iyo kulamo kala duwan oo la qaadanayo siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda Puntland.

Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo Kamid ah waxgaradka gobalka Mudug oo Waraysi sinayeey Warbaahinta daljir ayaa soo dhaweyeey kulamadaas iyo shirka dhawaan Muqdisho uga furmi doona Madaxda Puntland iyo jubbaland iyo dowladda Federaalka.

NANADOONA XAARIN SAX by Radio Daljir

Exit mobile version