Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa isago waraysi sinayeey radio daljir wuxu ka hadlay nabadaynta Gaalkcyo.

Yaasin maxamed Gaani ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay iska kaashadan xoojinta nabadda gobalka mudug isla markaana ay yihiin dhinacyo isku xiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com