Nabadoon Xarrago oo ka warbixiyey qaylodhaan ka timi ciidamo weli ku xanniban dalka Eritrea

Nabadoon Xarrago oo ka warbixiyey qaylodhaan ka timi ciidamo weli ku xanniban dalka Eritrea

Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaa ka warbixiyey qaylodhaan ka timi ciidamo Soomaaliyeed oo ku xanniban dalka Eritrea, dhammaystayna tababar ciidan: “Xasan Sheekh Maxamuud ciidamo uu qortay buu geystey dalkaas, ciidamadii hore oo tababarka qaatay dayac badan bay sheeganayaan.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com