Nabadoon Sardheeye:”Dowladda Soomaaliya waxay khalkhal gelin ku haysaa jiritaanka iyo midnimada Puntland” (dhegayso)

Nabadoon Sardheeye:”Dowladda Soomaaliya waxay khalkhal gelin ku haysaa jiritaanka iyo midnimada Puntland” (dhegayso)

Nabadoon Cadisamed Abshi Maxamed Sardheeye oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ayaa hadalkii xildhibaan Cawil Daad shalay ka hor sheegay baarlamaanka ku tilmaamay hadal aan sax ahayn, wuxuu sheegay in dawlada federalku abaabulayso in la khalkhal geliyo dawladnimada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com