Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)

HomeWararka

Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)

Masuuliyiin kaladuwan oo ay ka midyihiin Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Cabduqaadir Dhaqaaje, Wasiirkii hore garo

Dad shacab ah oo ay Miino kula qaraxday Iinta udhaxaysa Qeycad iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug
Muqdisho: Golaha Midowga Musharixinta oo markale kulmaya
Ururka Danwadaag oo iskuulka agoonta Qardho ku kordhiyay dhisme cusub (dhegayso)

Masuuliyiin kaladuwan oo ay ka midyihiin Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Cabduqaadir Dhaqaaje, Wasiirkii hore garoomada Puntland Xasan Cadde, xildhibaan Cabdirisaaq Dhagahoray iyo masuuliyiin kale ayaa ka soo qaybgalay caleemasaarka Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux oo lagu han weyn yahay inuu xoojinta iyo nabadgalayada gobolada Puntland xoojintrooda uu xil wayn iska saari doono.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: