Muxuu ku soo arkay deegaanadii uu booqday Guddoomiyaha Burtinle? (dhegayso)

Muxuu ku soo arkay deegaanadii uu booqday Guddoomiyaha Burtinle? (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo manata waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay Safar uu ugu kuur galay xaalada deeganada hoos yimaado degmada Buurtinle.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com