Muuse Biixi “Dagaal Soomaali waa ka daashay, nabad baan rabnaa” (dhegayso)

HomeWararka

Muuse Biixi “Dagaal Soomaali waa ka daashay, nabad baan rabnaa” (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta ka hadalayay dagaalka Tukaraq ayaa waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay dagaalkan, iyadoo ay haysato darru

Galmudug oo degaano Galgaduud ka tirsan kawadda Dhismaha Golaha degaanka (dhegayso)
Beeldaaje Ismaacil Calbari: “India Saaka kasoo duulaya oo dagaalka Laascanood ayaan ka qayb galaya”
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta ka hadalayay dagaalka Tukaraq ayaa waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay dagaalkan, iyadoo ay haysato darruufo ka dhashay duufaantii ku dhufatay gobolka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu xusay in Soomaaliya dagaal ay ka daashay oo aanay dan u ahayn, waxaan uu xusay inay doonayaan nabad.

Hoos kadhegayso

Hadalkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo Puntland ay horay u sheegtay inay difaacanayso sharafteeda iyo dhulkeeda oo aanay duulaan ku ahayn maamulka Somaliland.

Muuse Biixi ayaa billo kahor ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Puntland oo lagu soo xirayo xuduud gumayste, isagoona dagaal uu soo qaaday ku qabsaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo hadda ay ka socoto dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: