Muranka Dhulka ee degmada Jariiban iyo awaamiirta mamaulka degmada (dhegayso)

HomeWararka

Muranka Dhulka ee degmada Jariiban iyo awaamiirta mamaulka degmada (dhegayso)

Degmada Jariiban ee gobolka Mudugu oo ay ka  socdaan horumar dhinacyo badan leha aya waxaa soo badanayadhanka kale  isqab qabsiga Dhulka mudoo yinkii

Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)
Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamaac: “Suldaanka Isku sheegay Suldaanka Guud ee Somaliland dhaqan Isin maba laha”
Warka Caweysin iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Degmada Jariiban ee gobolka Mudugu oo ay ka  socdaan horumar dhinacyo badan leha aya waxaa soo badanayadhanka kale  isqab qabsiga Dhulka mudoo yinkii udambeeyay.

maamulka degmada ayaa soo saaray dignii ku saabsan muranka  dhulka, waxaan uu shir deg deg ah isgu yeeray  odayaasha dhaqanka iyo ganacsatada.

wariyaha Daljir ee degmada Jariiban Cabdikheyr  Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: