MUQDISHO: Wasiir is casilay

MUQDISHO: Wasiir is casilay

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida ku qoraan waarqad uu soo saaray .

Wasiir (Caana-nuug) ayaa sida uu ku caddeeyay qoraalka uu soo saaray uga hadlay iscasilaadiisa oo uu gudbiyay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre .

Wasirka ayaa sheegay sababta uu isu casilay ay tahay ka dib markii ay soo gaartay cabashooyin joogto ah, oo shirkado iyo qanderaasleyaal bixiya adeegga garoonka Aadan Caddey, oo heysta ruqasado shaqci ah oo soo maray habraaca sharci ee dalka, kuwa wasaaradda u deggan iyo wax ka qabasha la’aanta Ra’isul Wasaaraha dhammaan eedaha kor ku xusan, waxaan go’aansay in maanta laga billaabo aan caddeynayo inaan iska casilay xilkii Wasiir-dowlaha wasaaradda Gaadiid iyo duulista Hawada ayuu yiri’ Wasiir Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)oo qoraalkaas oo ka haadlayay sababta uu isku caslay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com