MUQDISHO: Wariye Axmed Xuseen Cadoow oo geeriyooday (daawo)

MUQDISHO: Wariye Axmed Xuseen Cadoow oo geeriyooday (daawo)

Alle ha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe Isbitaalka Yardameeli ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariyer Axmed Xuseen Cadoow oo kamid ahaa Warbahinta Dalsan Media oo malmihii la soo dhaafay xanuunsanaa | Maanta ayaa lagu aasay Wariyaha magaalada Muqdisho | Hadab wariye Cabdiraxmana Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com