MUQDISHO: Shirka Wadatashiga Qaran oo furmay (daawo)

MUQDISHO: Shirka Wadatashiga Qaran oo furmay (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka waxaa ka qeyb galaya madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, HIrshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish.

Shirka maanta furmay ayaa looga hadlayaa dhammeystirka hannaanka doorashooyinka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com