Muqdisho: Runta Xabaalo Qodaha “Dadka u dhintay CARONA way ka badan yihiin inta Dowladu sheegtay,” BBC Africa Eye

HomeWararka

Muqdisho: Runta Xabaalo Qodaha “Dadka u dhintay CARONA way ka badan yihiin inta Dowladu sheegtay,” BBC Africa Eye

Saraakiisha Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya iyo Hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO waxay sheegeen in tiro ka yar 100 qof ay Soomaaliya ugu dhintee

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoomiye doortay
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Saraakiisha Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO waxay sheegeen in tiro ka yar 100 qof ay Soomaaliya ugu dhinteen xanuunka safmarka ah ee COVID19, laakiin Xabaala Qodayaasha Muqdisho waxay sheegayaan xog midaas ka duwan.

Sidee ayuu wadanka nidaamkiisa caafimaad yahay kan ugu difiicsan aduunka odhan si dhab ah ugula tacaalii karaa masiibada safmarka Caronavirus? ayuu is waydiinayaa wariye Jamal Osman oo diyaariyey barnaamijka BBC Africa Eye.

BBC Africa Eye waxaa fursad mar la arag ah loosiiyey inay duubaan goobta keliya ee la jiifiyey bukaanada COVID19 oo ah Cusbitaalka Martini ee magaalada Muqdisho, halkaasoo laba dhalinyaro ah oo dhakhaatiir ah ay naftooda halis u geliyeen badbaadinta bukaanada halkan jooga.

Mid kamid ah xabaal qodayaasha ka shaqaysta qabuuraha Barakaat oo ah kuwa ugu balaaran magaalada Muqdisho ayaa BBC Afica Eye u sheegay inay qodeen in ka badan 2000 kun oo qabri tan iyo bishii Janaato ee sanadkan, Tiradani waa mid kabadan intii caadiga ahayd ee dadkii sida caadiga ah u dhiman jirey, qaar badan oo kamid ah dadka halkan lagu aasay waxaa ka muuqdey calaamadaha COVID19. balse waxay dhinteen iyadoo aan la marin baaritaan caafimaad waxaana la aasay baaritaan la’aan.

Halkan Ka daawo barnaamijka BBC Afica Eye 

Xuquuqda warbixinta waxay u dhawrsan tahay

Jamal Osman
BBC Africa Eye

/ENDS
For further information and interviews please contact BBC World Service Group Communications:

[email protected]  Mobile/Whatsapp: +44 (0) 7720 671 372

Notes to Editors:
Launched in April 2018, BBC Africa Eye is a bi-weekly TV and online investigations series broadcast in English, French, Hausa and Swahili . Using pioneering techniques and a large network of on-the-ground reporters, BBC Africa Eye has uncovered hidden local stories across Africa and held power to account. The unique investigations tackle topics that are of interest and concern to young and underserved audiences and aim to strengthen and encourage investigative journalism across the region.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: