MUQDISHO: QARAX MIINO AYAY AL-SHABAAB LA EEGTEEN  GAARI AY SAARNAAYEEN  XILDHIBAANO HORE (daawo)

HomeWararka

MUQDISHO: QARAX MIINO AYAY AL-SHABAAB LA EEGTEEN GAARI AY SAARNAAYEEN XILDHIBAANO HORE (daawo)

Al-shabaab ayaa shegatay mas’uuliyada qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay Xildhibaano hore oo ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya iyo ilaaladoodii. 3 qof ayaa ku dhimatay qraxan, halka ay ku dhaawacmeen sidookale saddax qof oo kale oo uu kujiro Xildhibaan hore Caraale.

Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Al-shabaab ayaa shegatay mas’uuliyada qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay Xildhibaano hore oo ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya iyo ilaaladoodii.
3 qof ayaa ku dhimatay qraxan, halka ay ku dhaawacmeen sidookale saddax qof oo kale oo uu kujiro Xildhibaan hore Caraale.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: