MUQDISHO: Garab ka mid ah guddiyada doorashada Somaliland oo doortey shir guddoon

HomeWararka

MUQDISHO: Garab ka mid ah guddiyada doorashada Somaliland oo doortey shir guddoon

Garab ka mid ah guddiyada doorashada gobolada Waqooyi ayaa doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen kadib markii maanta ay sidoo kale garab kale ay

Sawiradda Madaxweyne Xasan sheekh oo loogu soo dhaweyeey Dhuusamareeb? (Sawiro)
Ciidamo AMISOM Ah oo la Geyeey Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Cadaado
Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)

Garab ka mid ah guddiyada doorashada gobolada Waqooyi ayaa doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen kadib markii maanta ay sidoo kale garab kale ay doorteen guddoomiye.
Afar xubnood oo ka mid ah guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi kuwaasoo uu soo magacaabay guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa Guddoomiye u doortay Suleyman Caydiid Cismaan, Gudoomiye kuxigeenna waxay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa taageeray una hambalyeeyay garabka saaka ku doortay xerada Afisyone guddoomiye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: