Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka

Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan dadkii laga baaray Cudurka corona virus maalintii ugu dambeysay laga waayay, islamarkaana natiijada baaritaanada ay noqotoy 0.

Warbixin kasoo baxda Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in guud ahaan tiradda dhimashadda ay gaartay 93 ruux tan iyo markii Cudurka corona virus uu ka bilowday Soomaaliya.

Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd.

11 Aug 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 0

—————————-
> Tirada Guud Laga Helay: 3,227
> Bogsashada Guud: 1,728
> Dhimashada Guud: 93

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com