Munaasabad sagootin ah oo xalay lagu qabtay Dhuusamareeb

HomeWararka

Munaasabad sagootin ah oo xalay lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabadda Lagu Sagootinayey Madaxdii iyo Wufuudii kasoo qeybgashay Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka

Madaxweyne Joe Biden ”Waxaan joojinay taageerada dagaalka Yemen”
Adeegsiga iyo Isticmaalka Bacda iyo Caagga oo Ku Badanaya Soomaaliya iyo Baaritaanno Cilmi oo lagu Ogaaday Baaxadda Halistooda Caafimaad (dhegayso)
Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS: Baaq Ixtiraanka Go’aanka Baarlamaanka Galmudug (akhriso)

Munaasabadda Lagu Sagootinayey Madaxdii iyo Wufuudii kasoo qeybgashay Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

waxaa munaasabaddan kasoo qeyb-galay; Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Puntland Saciid C/lahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul-casiis Xasan laftagareen, Madaxweynaha Hir-Shabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.

Sidoo kale, madashaan waxaa goobjoog ka ahaa Xubnno ka tirsan golleyaasha fullinta iyo sharci dejinta ee heer qaran iyo dowlad goboleed iyo qeynaha bulshadda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: