Mudo xileedki Madaxweyne waare oo maanta ku eg (dhegayso)

HomeWararka

Mudo xileedki Madaxweyne waare oo maanta ku eg (dhegayso)

Mudo xileedkii Madaxweynaha hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku eg 17 bisha Oktobar Halka baarlamaankuna dhacay 9kii bishan weli ma jirto

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Haween ka tirsan Labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Mudo xileedkii Madaxweynaha hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku eg 17 bisha Oktobar Halka baarlamaankuna dhacay 9kii bishan weli ma jirto jawi doorasho lagu galayo oo diyaarsan taa badalkeeda waxaa qabiiladu isku hayaan cida madaxweynaha xaqa u leh ,

Maxamed Shiine oo Afayeen u soo noqday Maxamed Cabdi waare hadana u tartamaya baarlamaanka maamulkaas ayaa radio daljir uga waramay Arimaha Hirjsabeelle ka socda cXakiin Xsuein Xasan ayuu khadka taleefanka Jawahar ugu waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: