Mowshin ka socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo la hakiyay (dhegayso)

HomeWararka

Mowshin ka socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo la hakiyay (dhegayso)

Xildhibaanada golaha deeganka ee magaalada Garoowe ayaa qaar ka mid ah waxaa ay sheegeen inay ka laabteen mowshin ay ka keeneen duqa magaalada Garoowe

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Maxaa keenay biyo yaridda kajirta Magaaladda Qardho?
AXMED MADOOBE OO BAAQ UDIREY SHAQAALAHA RAYIDKA AH EE JUBALAND

Xildhibaanada golaha deeganka ee magaalada Garoowe ayaa qaar ka mid ah waxaa ay sheegeen inay ka laabteen mowshin ay ka keeneen duqa magaalada Garoowe , waxaana  heshiis gaaray qayb ka mid ah xildhibaanadii mowshinka keenay iyo duqa magaalada Garoowe.

Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa wali qaarkood waxaa ay ku adkaysanayaan mowshinka inkastoo maamulka gobolka Nugaal oo heshiisiinta xildhibaanada wada uu sheegayo in 48saac gudahood la dhamayn doono.

Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: