Site icon Radio Daljir

Mowshin ka socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo la hakiyay (dhegayso)

Xildhibaanada golaha deeganka ee magaalada Garoowe ayaa qaar ka mid ah waxaa ay sheegeen inay ka laabteen mowshin ay ka keeneen duqa magaalada Garoowe , waxaana  heshiis gaaray qayb ka mid ah xildhibaanadii mowshinka keenay iyo duqa magaalada Garoowe.

Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa wali qaarkood waxaa ay ku adkaysanayaan mowshinka inkastoo maamulka gobolka Nugaal oo heshiisiinta xildhibaanada wada uu sheegayo in 48saac gudahood la dhamayn doono.

Hoos kadhagayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac627f205010091ea84a38b/Warbxinta+Xildhibaano+ka+mid+ah+golaha+Degaanka+Garoowe+oo+ka+Laabtay+Mooshinkii+ay+ka+Keenen+duqa+Caasimada+.mp3?_=1
Exit mobile version