Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan oo lagu xukumay shan sano oo xabsi ah

HomeWararka

Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan oo lagu xukumay shan sano oo xabsi ah

Maxkamada magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa xabsi shan sano ah iyo ganaax lacageed ku xukuntay milkiilaha Tvga maxaliga ah ee Astaan Cabdi

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxkamada magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa xabsi shan sano ah iyo ganaax lacageed ku xukuntay milkiilaha Tvga maxaliga ah ee Astaan Cabdimanaan Yuusuf.

Cabdimanaan Yuusuf oo ah milkiilaha TV-ga Astaan kana soo jeeda gobolada koofurta Soomaaliya ayaa bilihii la soo dhaafay ku xirnaa magaalada Hargeysa.

Maxkamada ayaa amartay in gebi ahaanba albaabada la isugu dhifto TV-ga Astaan qeybtiisa ka howlgasha Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: