Midowga Musharraxiinta Soomaaliya: “Habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga Qaran waa mid horseedi doona doorsho boob & ku shubasho ku salaysan”

Midowga Musharraxiinta Soomaaliya: “Habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga Qaran waa mid horseedi doona doorsho boob & ku shubasho ku salaysan”

Midowga Musharaxiinta ayaa ka soo horjeestey habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.

War Saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa waxa ay ku tilmaameen habraacii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran inuu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 May oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad oo xor iyo xalaal ah.

Midowga musharaxiinta ayaa dalbaday in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaannada.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka ay soo saareen Midowga Musharaxiinta

src=”https://www.daljir.com/wp-content/uploads/2021/08/111-3-1-400×523.jpg” alt=”” width=”229″ height=”300″ class=”alignnone size-medium wp-image-138422″ />

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com