Midowga musharixinta oo yeeshay kulan loga hadlayeey xaalada dalka

HomeWararka

Midowga musharixinta oo yeeshay kulan loga hadlayeey xaalada dalka

Kulanka oo ku qabsoomay aalada Internet-ka ee (ZOOMKA) ayaa waxaa yeeshay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, iyada oo uu shir guddoomiyay Gud

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Rooble oo laamaha Amniga Baraawe kala hadlay Amniga doorashooyinka
DOORASHOOYINKA SOMALILAND IYO RAJO XUMO CUSUB OO SOO KORODHAY

Kulanka oo ku qabsoomay aalada Internet-ka ee (ZOOMKA) ayaa waxaa yeeshay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, iyada oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka ayaa sida Midowga Musharixiinta ay sheegeen waxaa uu ahaa kulan is xogwareysi ah oo looga hadlay arrimaha la xiriira Doorashooyinka iyo dadaaladda shirka loo madlan yahay 20ka bisha iyo kaalinta Midowga Mirashaxiinta.

Sidoo kale Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ka wada hadleen xaaladihii ugu dambeeyey ee Dalka oo la filayo in dhawaan ay ka bilaawdaan doorashooyin markii lagu heshiiyo shirka loo balansan yahay Khamiista todobaadkaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: