Mid kamid ah dhakhaatirka Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu dilay

Mid kamid ah dhakhaatirka Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu dilay

Allah ha u naxariistee waxaa Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatirta ka howl-gasha magaalada, kooxo hubeysan oo ugu galay Xaruntiisa shaqada ee Al Xaramayn Clinic oo uu Maamulaheeda ahaa ayaa dilay kadib na goobta ka baxsaday, waxaa la xaqiijiyay in dilka uu la xiriiro Aano Qabiil.

Maalmihi u dambeyeey magaaladda Gaalkacyo waxaa ka dhacayeey dilaal qorsheysan oo ku salaysan aanooyin qabiil,waxaana shirar uga socday Gaalkacyo waxgaradka gobalka Mudug laga soo saarayo qodobo la xiriira anooyinka qabil ee gobalka mudooyinki dambe dib uga qarxay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com