Meydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay xeebta muqdisho

HomeWararka

Meydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay xeebta muqdisho

Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay. Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu

Doorasho maanta ka dhacaysa Koonfur Galbeed
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
HABKA WANAAGSAN EE BEERASHADA

Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay.

Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray C/risaaq Cali ayaa la waayay talaadadii oo markii cid ugu wardanbeysay ku dabaalanayay xeebta Liido, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ehelkiisa baadi goob ugu jireen, walow meydkiisa saaka la helay

Ehelada Marxuumka oo goobta yimid ayaa kala wareegay ciidanka booliska, waxaana ay sheegeen in maalmihii lasoo dhaafay raadinaayeen.

Waxaa bilihii lasoo dhaafay kordhay dhalinyarada ku dhimanaysa xeebaha, maadaama inta badan aysan aqoon dabaasha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: