Maydka gabar yar oo si arxan dara ah loo dilay ayaa laga helay xaafad kamid ah Bosaaso

HomeWararka

Maydka gabar yar oo si arxan dara ah loo dilay ayaa laga helay xaafad kamid ah Bosaaso

Maydka Gabar yar si arxan darro ah loo dilay ayaa laga helay xaafada Raf iyo Raaxo waxaana Maydkeeda la keennay Cisbitaalka Bosasso. ilaa hadda la

Federal legislators discuss amending constitution
Wasaaradda degaanka Puntland oo lagu eedeyeey inaysan waxbka ka qaban dhibaatada Ayaxa (Daawo)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maydka Gabar yar si arxan darro ah loo dilay ayaa laga helay xaafada Raf iyo Raaxo waxaana Maydkeeda la keennay Cisbitaalka Bosasso.

ilaa hadda lama hayo waalidka Gabadhaas yar oo annan la aqoonsan karin Wajigeeda.

Laamaha Amniga Gobalka Bari oo la xiriirnay ayaa ka jawaabi wayay Taleefannada.

Wixii ku soo kordha dib ayaan idin kala socodsiin doona.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: