Site icon Radio Daljir

Maydka gabar yar oo si arxan dara ah loo dilay ayaa laga helay xaafad kamid ah Bosaaso

Maydka Gabar yar si arxan darro ah loo dilay ayaa laga helay xaafada Raf iyo Raaxo waxaana Maydkeeda la keennay Cisbitaalka Bosasso.

ilaa hadda lama hayo waalidka Gabadhaas yar oo annan la aqoonsan karin Wajigeeda.

Laamaha Amniga Gobalka Bari oo la xiriirnay ayaa ka jawaabi wayay Taleefannada.

Wixii ku soo kordha dib ayaan idin kala socodsiin doona.

Exit mobile version