Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

HomeWararka

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa

Soomaaliya & Azerbaijan oo heshiis kala saxiixday
MARTISOOR NAIROBI | Xasan Nuur Xasan oo kamid ah Siyaasiyiinta ka soojeeda Gobalka Shabeelada hoose
UK ambassador visits Puntland state

Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay madaxweyne kuxigeen, madaxdan cusub ayaa xilla hayn doona min saddex sano.

Maxkamadda ICJ ayaa bisha soo socota ee March waxay qaadaysaa dawcadda Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: