Maxkamada Sare ee Somaaliland oo Aqbashay natiijadii ka soobaxday Doorashadii ka dhacday somaaliland (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamada Sare ee Somaaliland oo Aqbashay natiijadii ka soobaxday Doorashadii ka dhacday somaaliland (dhegayso)

Maxkamada sare ee maamulka Soomaaliland ayaa maanta go,aan rasmi ah waxa ay ka soo saartay natiijadii ka soobaxday doorashadii ka dhacday Gobolada soo

Wacaal daray ah: Ciidamo gadoosan oo la wareegay bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo
Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo 3 Malmood fasaxday goobaha Waxbarashada
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Maxkamada sare ee maamulka Soomaaliland ayaa maanta go,aan rasmi ah waxa ay ka soo saartay natiijadii ka soobaxday doorashadii ka dhacday Gobolada soomaaliland 13 bishan.

Madaxda Maxkamada Sare ee soomaaliland oo maanta shir-jaraaid kuqabtay xarunta maxkamada ayaa waxa ay ku Aqbaleen natiijadii ay kudhawaaqeen gudigii doorashada soomaaliland ee gacanta kuhayay.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliland Aadan Xaaji Cali ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warka ay ka soo saareen doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: