Wacaal daray ah: Ciidamo gadoosan oo la wareegay bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo

HomeWararka

Wacaal daray ah: Ciidamo gadoosan oo la wareegay bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in ciidamo Gadoodsan ay la wareegeen goor dhawayd Bangiga dhe

MID KA MID AH GAADIIDKA CIIDANKA PUNTLAND OO MIINO KULA KACDAY SUGURRE.
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in ciidamo Gadoodsan ay la wareegeen goor dhawayd Bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo. Lama oga illaa iyo haatan sababta keentay in ciidamo bangiga la wareegaan, balse maalmihii u dambeeyay ciidamadu waxa ay ka cabanayeen musharaad ay yiraahdeen muddo dhowr bilood ah lama qaadan.

Radio Daljir kala soco faahfaahinta warkan iyo wixii soo kordha.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: