Maxaabiis ku xiran xabsiga weyn ee Garoowe oo  cuntadii ka soontay

HomeWararka

Maxaabiis ku xiran xabsiga weyn ee Garoowe oo cuntadii ka soontay

Maxaabiis ku xiran xabsiga weyn ee  magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta cuntadii ka soomay kaddib markii sida ay sheegeen la musuqmaas

Biriq xalay 40 Neef oo Geel ah ku dishay gobalka Mudug (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dersiga 4’aad ee duruusta iyo Sh Cabdishaafi Axmed Cali ” u Diyaarinta Nafta ee ramadaanta,” (daawo)

Maxaabiis ku xiran xabsiga weyn ee  magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta cuntadii ka soomay kaddib markii sida ay sheegeen la musuqmaasuqay cuntadii loo karin jiray.

Xabsigan ayaa  maanta waxaa gaaray masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Caddaalada ee dowladda Puntland ayaga oo markii dambe xal ka gaaray cabashada Maxaabiista.

Maxaabiista ku xiran xabsiga Garoowe ayaa horay sidan oo kale waxa ay u sameeyeen gadood iyo cunto ka soomid, iyagoo cabasho ka muujiyay masuuliyiintii xabsiga gacanta ku haysay xiligaas.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: