Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari oo la hor keenay eedeesanayaal (daawo)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari oo  la hor keenay eedeesanayaal (daawo)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari ayaa maanta soo gabagabaysay garmaqalka kiiska eedeesanayaal katirsan wasaarada kaluumaysiga Puntland oo loo haystay fal muqsuq maasuq ah.

Xukunka kama dambaysta ah ee maxkamada ayaa la sheegay in lagu dhawaaqi doono maalinta Arbacada ah.

wariye Xasan Heykal oo ku sugnaa maxkamada ayaa warbixintan soo jeedinaya.

 

Warka Go'aanka maxkamada

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari ayaa maanta soo gabagabaysay garmaqalka kiiska eedeesanayaal katirsan wasaarada kaluumaysiga Puntland oo loo haystay fal muqsuq maasuq ah.Xukunka kama dambaysta ah ee maxkamada ayaa la sheegay in lagu dhawaaqi doono maalinta Arbacada ah.wariye Xasan Heykal oo ku sugnaa maxkamada ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Posted by Radio Daljir on Sunday, February 2, 2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com