Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor & Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor & Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay?

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qar

Xildhibaanadda Cusub ee Barlamaanka Puntland oo Daljir la Hadlay (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga Galmudug iyo Doorashada Soomaaliya ee haatan socota.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay taageerada beesha caalamka ee doorashooyinka dalka.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa hoggaamiyeyaasha Soomaalida ku cadaadinaya in aysan markale dib u dhicin doorashada Soomaaliya, isla markaana loo qabto si xor iyo xalaal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: