Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Cagjar iyo aqoonyahan Faysal Rooble?

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Cagjar iyo aqoonyahan Faysal Rooble?

Aqoonayahan Faysal Cabdi Rooble oo maalmahan ku sugnaa Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) gaar ahaan magaalada Jigjiga, ayaa maanta waxa uu kulan la qa

Jigjiga: Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad oo maanta loo fariistay (Warbixin)
RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta
DHAGAXBUUR DDS: MUUQAAL HORMARKA & BILICDA DHAGAXBUUR, DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (WARBIXIN)

Aqoonayahan Faysal Cabdi Rooble oo maalmahan ku sugnaa Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) gaar ahaan magaalada Jigjiga, ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Faysal ayaa kulanka kahor lagu tirinjirey ragga safka hore kaga jira dhaliisha Madaxweyne Mustafe Cagjar, asaga oo dhowr jeer ku eedeeyey in Mustafe uusan waxba ka duweyneyn kuwii hore, haddana uu yahay “nin la isticmaalo.”

Kulanka ayaa la soo warinayaa in uu darnaa heshiis labada aqoonyahan iyo iskaashi sidii aqoonyahanku uga qaybqaadan lahaa taabagelinta hormar ka hanaqaada Dowlad Deegaannka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: