Maxay Ilhaan Cumar kala hadashay Madaxda dalka Pakistaan?

HomeWararka

Maxay Ilhaan Cumar kala hadashay Madaxda dalka Pakistaan?

Ilhaan Cumar ayaa la kulantay hoggaamiyaasha Pakistan iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan kadib booqasho ay ku tagtay dalkaas. Waa

Wariye xalay lagu dilay Gaalkacyo
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Maxkamadda Bosaso oo ay ka socoto xukunka guddiga dhismaha wadada Bosaso

Ilhaan Cumar ayaa la kulantay hoggaamiyaasha Pakistan iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan kadib booqasho ay ku tagtay dalkaas.

Waa booqashadii ugu horeysay ee xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka tan iyo markii dowladda cusub ay xukunka la wareegtay toddobaadkii hore, kadib markii Khan xilka laga tuuray.

Ilhan ayaa Sidoo kale la kulantay Ra’isul Wasaaraha cusub Shahbaz Sharif iyo madaxweynaha Pakistan Arif Alvi, iyada oo kala hadashay xoojinta xiriirka Pakistaan iyo Mareykanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: