Maxaad kala socota Hormarka Buursaalax? (sawirro)

HomeWararka

Maxaad kala socota Hormarka Buursaalax? (sawirro)

Degmadda Buursalax ee gobalka Mudug ayaa hadda waxaa kasocda horumar balaaran,kaas oo dhalinyaradda degmaddas iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda ay u

Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka oo balanqaadyo sameyeey (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
WAXSOOSAARKA | MAWDUUCA MAANTA: HORDHACA & MABAADIIDA CILMIGA CIMILADA

Degmadda Buursalax ee gobalka Mudug ayaa hadda waxaa kasocda horumar balaaran,kaas oo dhalinyaradda degmaddas iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda ay uga shaqeynayaan sidii jidad waxtar uleh bulshadda uga hirgalin lahayeen degmadda.

Shirkadda Kebarco oo ah shirkad gaar loo leeyahay ayaa ka bilowday Buursalax samaynta Jidad dalka iyo dadkaba waxtar uleh,iyado qaybaha kala duwan ee Bulshadda ay soo dhaweyeen.

Hoos kadaawo sawiradda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: