Maxaa sal u ah khilaafyada sharci iyo kuwa siyaadeed ee Soomaaliya, maxaase dib dhigay hannaanka dawladnimada? (Waraysi)

HomeWararka

Maxaa sal u ah khilaafyada sharci iyo kuwa siyaadeed ee Soomaaliya, maxaase dib dhigay hannaanka dawladnimada? (Waraysi)

Ku dhawaad 20 sano waxaa jiray soo kabasho dawladnimada Soomaaliya ah inkastoo saanqaadku maalinba meel joogay. Muddadaasi labaataneeyada sano ah h

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 41aad – maqal & muuqaal)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)

Ku dhawaad 20 sano waxaa jiray soo kabasho dawladnimada Soomaaliya ah inkastoo saanqaadku maalinba meel joogay.

Muddadaasi labaataneeyada sano ah hadda waxaa lagu tilmaamaa xilligii dhismaha dawladnimada Soomaaliya, iyadoo kobocu hareero badan korukacyo ka sameeyey.

Sidaas oo ay tahay weli god-daloolooyinka dal iyo dawladnimo ma yara, muddokasta oo xileedna waxaa lala kodlaa khilaafyo doorasho, iyo is jiid-jiid sharci iyo mid siyaasadeedba.

Cabdirashiid Sh Cali Axmed wuxuu bartay cilmiga siyaasadda, muddana arrimaha duullamaasiyadda ayuu ka shaqaynayey, wuxuu sharraxayaa dawladnimada Soomaaliya iyo daldaloolooyinka jira.

Daawo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: