Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?

HomeWararka

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?

Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo talaado ah ay kulan wadajir ah ku yeesheen X

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dagmadda Qardho, oo iska Casishey Gudoomiyaha Ururka Haweenka.
Madaxweyne Deni oo xilkii ka qaaday guddoonkii maxkamadda ciidamada iyo danbiyada culus

Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo talaado ah ay kulan wadajir ah ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha labada ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada inay soo xaadiraan Kulanka maanta, iyada oo Ajanadaha kulanka uu yahay Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022, waxaana hortegi doona Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sabtidii todobaadkaan ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, waxaana weli horyaalla Sharciyo dhowr ah oo u baahan inay ansixiyaan si loogu gudbiyo Xildhibaannada Aqalka Sare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: