Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiiradda Puntland ? (Daawo)

Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiiradda Puntland ? (Daawo)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo Warbixino Kale.

Shirka ayaa ka qabsomay Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Garoowe waxaana inta baddan goobjoog ahaa Golaha wasiiradda Puntland.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com