Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiirada Galmudug? (Daawo)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiirada Galmudug? (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka usbuuclaha ah ee Golaha wasiirada Galmudug oo ka dhacay Magaalad

Waa sidee Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bangladesh (dhegayso)
Dr. Guuleed Saalax: “Madaxweyne Deni inta taladu gacantaada ku jirto ka tanaasul muddo kororsiga”
Abukar Arman: Fikrado Qotodheer oo Muslimiintu Xusaan Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka usbuuclaha ah ee Golaha wasiirada Galmudug oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay Ammaanka degaanada Galmudug, Cudurka Covid-19 sidoo kale Dib habeynta Ciidanka Galmudug.

Shirkaan waxaa ka qeyb galay inta badan Golaha Wasiiradda Galmudug.

Waxaa sidoo kale kulanka looga hadlay dhismaha Goleyaasha degaanada Galmudug oo dhawaan lagu waddo in ay ka bilowdaan 6 degmo oo ka mid ah degmooyinka maamulka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dhageystay Warbixino Wasiiro ay ka mid yihiin Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo maalmihii lasoo dhaafay shaqo ka waday degaano ka mid ah gobolka Mudug.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: