Madaxweynaha Jubbaland oo gudoomiyeey kulan looga muranka dhinaca dhulka ah

Madaxweynaha Jubbaland oo gudoomiyeey kulan looga muranka dhinaca dhulka ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlaha sharciyaynta Dhulka iyo fududaynta shatiyada Ganacsiga.

Wasaarada Arimaha gudaha Maamulka Gobolka iyo Degmada Kismaayo Hay’ada Dhulka Jubbaland iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa kulankan ka qaybgalay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com