Maxaa hor yaala madaxweyne Joe Biden oo shalay la dhaariyey? (Waraysi)

Maxaa hor yaala madaxweyne Joe Biden oo shalay la dhaariyey? (Waraysi)

Aqoonyahan Maxamuud Xasan (Musharaf) oo jaamacad uga baxay Maraykanka bartayna Political Science and Leadership, ayaa Daljir uga waramay hawlaha horyaala Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Joe Biden oo shalay la dhaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com