Maxaa dhalinyarada ku qasaba inay sameeyaan meherka masaafada? ( dhagayso )

HomeWararka

Maxaa dhalinyarada ku qasaba inay sameeyaan meherka masaafada? ( dhagayso )

Caasimada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa dhowaan shil gaari ku geeriyootay gabar la doonayay in lasoo masaafaysto, taasi oo ay ku heshiiyeen iyada iyo

Maxamuud Cartan ” Hadii la igu helo musuqmaasuq waxaan diyaaru ahay inaan xabsi u galo”
Boko Xaram oo Weerar Ka Fulisey Gudaha Nigeria
Online petition to establish Garxajis armed clan militia gains traction and collects funds

Caasimada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa dhowaan shil gaari ku geeriyootay gabar la doonayay in lasoo masaafaysto, taasi oo ay ku heshiiyeen iyada iyo wiil dhalinyaro ah.

Wiilka meherka gabadha la masaafaysanayay iyo darawalkii waday xabsiga Garoowe la dhigay, kadib markii ehelada gabadha ay xirteen, iyagoona kusoo oogow dacwado ay ka mid tahay bixinta magta iyo in gabadhooda la dhuunteen.

Culimada diinta ayaa isku khilaafsan meher xadka iyo sharciyaddiisa dhanka diiniyan.

Haddaba dhalinta ayaa badaanaaba sameeya meherka masaafada, maxay tahay sababaha ku dhaliya inay is-meherxadaan lamaanaha is-doortay.

Wariyaheena Hodan Sulub Diini ayaa warbixintaan ka diyaarisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: