Masuuliyin ka tirsan Puntland oo Bosaaso ka dhagax dhigay Xabsi casri ah (Daawo)

Masuuliyin ka tirsan Puntland oo Bosaaso ka dhagax dhigay Xabsi casri ah (Daawo)

Wasiirka wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo masuuliyiin kale ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay saldhig cusub oo laga hirgalinayo xaafadda Baallade ee magaaladda Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com