Markabakii Jabuuti oo mar kale ku soo xirtay dekeda Boosaaso (daawo)

Markabakii Jabuuti oo mar kale ku soo xirtay dekeda Boosaaso (daawo)

Dekeda Boosaaso waxaa maanta kusoo xirtay Markab wayn oo laga leeyahay dalka Jabuuti kaas oo siday Koontiinaro ay ku jiraan bagaashka noocyadiida kala duwan.
waa markii saddaxaa oo uu Markabkan ku soo xirto dekeda Boosaaso.

Wasiir kuxigenka wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa ka hadalay Markabkan iyo waxa uu siday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com