Mareykanka oo liiska argagaxisada ku daray hogaamiye kuxigeenka Al-shabaab

HomeWararka

Mareykanka oo liiska argagaxisada ku daray hogaamiye kuxigeenka Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa ku dartay liiska aragagaxisada hogaamiye kuxigeenka ururka Al-shabaab oo lagu magacaabo Abuukar Cali Aadan. Wasaaradda ari

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aanadii ka soo baxay Shirkii Midowga Afrika
DIBADBAXYO LOOGA SOO HORJEEDO MARAYKAN AYAA KA DHACAY QABRIDAHAR IYO DHAGAXBUUR OO KATIRSAN DDS (daawo)
Five children shot dead overnight in Somali region

Dowladda Mareykanka ayaa ku dartay liiska aragagaxisada hogaamiye kuxigeenka ururka Al-shabaab oo lagu magacaabo Abuukar Cali Aadan.

Wasaaradda arimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in la xanibay dhammaan hantidiisa caalamka taal oo Mareykanka uu ka ka mid yahay, waxaana looga digay muwaadiniina Mareykanka inay xiriri la yeeshaan.

Hogaamiye kuxigeenka Al-shabaab ayaa lagu eedeeyey dilka dad badan oo rayid ah oo kadhacay Soomaaliya iyo dalalka dariska ah.

Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay inuu wadayo howlgalada xagga cirka ah oo ay ku beegsanayaan kooxda Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: