Maraykanka,”Waxaan Duqayn Ku Dilney Saraakiil Katirsan Alshabaab”

Maraykanka,”Waxaan Duqayn Ku Dilney Saraakiil Katirsan Alshabaab”

War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda difaaca ee dalka Mareykanka  kasoo baxay ayaa lagu sheegay in weerarka laga fuliyay Maalinkii khamiistii meel ku dhow  magaalada Baraawe ee koonfurta Soomaaliya.

Dowladda Maraykanka ayaa waxa ay xaqiijisay in hal gantaal lagu dhuftay saldhiga dagaalayahanada Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Duqayntaasi lala beegsaday Alshabaab ayaa la sheegay in lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shaabab oo ku sugnaa Saldhiga Degmada baraawe, inkastoo aan lasoo bandhigin qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com