Magaalada Qardho oo lagu qabtay Shir looga hadlayey Xaalada Amaanka Gobolka Karkaar (Daawo)

Magaalada Qardho oo lagu qabtay Shir looga hadlayey Xaalada Amaanka Gobolka Karkaar (Daawo)

Kulan looga hadlay Arimo la xiriira xaalada guud ee Gobolka Karkaar iyo Kan Degmada Qardho. ayaa lagu qabtay magaalada Qardho.

Masuuliyiinta Shirka qab tay ayaa amar kasoo saaray Bacaha madaw ee loo isticmaalo gaawaarida, Hubka sharci darada ah ee Magaalada lagu wato, Dhulka aan dawlada bixin ee la dagay.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com